Wasiir Difaac oo Geeriyooday xili uu ka qeyb galay Wadahadal Nabadeed

Wasiirkii wasaaradda Difaaca ee wadanka Suudaan Jen Jamaaludiin Cumar ayaa geeriyooday xili magaalada Jubba ee caasimada Koonfurta Sudan u joogay wadahadal nabadeed. Masuuliyiin katirsan dowlada Sudan ayaa laga soo xigtay in wasiirka wadno xanuun kusoo booday una geeriyooday, waxaana geerida Wasiirka si weyn looga dareemay gudaha dalka Sudan iyo waliba Koonfurta Sudan uu ku sugnaa. … Continue reading Wasiir Difaac oo Geeriyooday xili uu ka qeyb galay Wadahadal Nabadeed